Aktarad laga xaday abaal marinta Oscars wax yar kadib markii la guddoonsiiyay (Daawo Sawirro)

Warbaahinta caalamka ayaa si weyn u hadal heysa aktarad caan ah oo jisha aflaanta oo laga xaday abaal marinta Oscars wax yar un kadib markii munaasabad lagu gudoonsiiyay abaal marintaasi. Frances McDormand ayaa la gudoonsiiyay abaal marinta atarashiida ugu fiican ee tartanka jilliinka ee Oscars, waxa ayna gabadhan ka guuleestay atariishooyin badan oo tartan la galay. … Continue reading Aktarad laga xaday abaal marinta Oscars wax yar kadib markii la guddoonsiiyay (Daawo Sawirro)